Siyaasadda

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Xadarmuut oo Afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

0
Xadarmuut(Wargeyska Dalka):- Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran. Safiirka...

Masโ€™uuliyiinta Gaashaandhigga XJFS oo boogaadiyay kaalinta Gabdhaha ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka,...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Norwey

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay Wafdi...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...

Madaxweynaha JFS oo u Hambalyo u diray Haweenka Soomaliyeed Maalinta Haweenka Adduunka awgeed

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo iyo bogaadinย  u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay Dunida ka joogaan,ย  munaasabadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuur Cusub ee JFS

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo xustay Maalinta Haweenka Adduunka

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan lagu maamuusay Xuska Maalinta Caalamiga ee Haweenka Adduunka, si loo muujiyo...

Wasiirka Warfaafinta oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP)...

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay $2 Milyan iyo Raashin lagu Caawinayo Dadka Abaaraha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu,...