Danjire Jibriil Cabdulle oo lagu martiqaaday in uu furo tartanka Sanadlaha ah ee Lady...
Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday inuu furo tartanka sanadlaha ah ee Lady Justice Joyce Aluoch International Intervarsity ADR Moot kaas oo lagu...
Masuuliyiin booqday deegaanka Xaaji Cali oo uu ka socdo abaabul dagaal oo ka dhan...
Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa gaaray deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wafdigan ayaa waxa hoggaaminaya Xildhibaan Geeddi Oomane oo ka tirsan Baarlamaanka...
Buur-Hakaba oo laga hirgeliyay garoon diyaaradeed
Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay, ย waxaa maanta cagadhigatey Diyaaraddi ugu horreysey oo kuwa xamuulka qaada ah, Kadib markii dhawaan la soo gabagabeeyey Dhismaha garoon...
Raโiisul wasaare ๐๐๐ฆ๐ฌ๐โ ๐๐ฌ๐ฅ๐-๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐ฌ๐ข๐๐จ ๐ฌ๐๐ฅ๐๐ก๐ข๐ u noqota ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta suโaallo ka weydiiyey wasaaradaha kala...
Wasiir Fiqiโ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Ahmed Macallin Fiqi oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka Khawaarijta ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku booriyey kuna...
Wasiir Xoosh oo ka qeybgalay kulanka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali โ Xoosh ayaa ka qeyb galay, khudbadna kajeediyey kulanka Golaha Wakiillada...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ข๐ผ ๐๐ฎ ๐ซ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ง๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka Golaha Wasiirrada ee ku...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,oo ay wehelinayaan Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Dhulka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa...
Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda
Ciidanka Hayโadda Sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Khawaarijta,...
Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo lagu...










