RW Xamsa: Waxaan u baanahay Tacliin Sare oo soo saarta Aqoon iyo Xirfad...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xalay daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo Sannadkan diiradda lagu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi dhinaca Difaaca ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Heshiis Iskaashi Ciidan la saxiixday Dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.
Heshiiskan...
Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda oo ka qeybgalay Caano-Shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hoggaaminayo, ayaa...
Madaxweynaha JFS oo Dhiggiisa Dalka Masar kala hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn Heer Sare ah loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Ittixaadiya ee Magaalada Qaahira, Caasimadda...
Wasiirka Waxbarashada XJFS oo Magaalada Muqdisho ku soo Dhaweeyay Dhiggiisa Dalka Jabuuti
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho...
Wasaaradda Waxbarashada oo Dib u Dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa dib-u-dhis ballaaran ku samaysay Iskuulka Farsamada Gacanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Rasmi ah ku tegay Dalka Masar
Qaahira (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xalay Booqasho Rasmi ah uga bilaabatay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carabta...
Mudanayaasha labada aqal ee BJFS oo ka dooday wax ka bedelka Dastuurka cutubka 4aad...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 11-aad ee wadajirka ah, waxaana...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay sii hayaha safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire...
Daah furka xeerka shaqada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka socda
Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay muhiimadda iyo ujeeddooyinka...










