Howlgal oo Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Khawaarijta ayaa Laga Fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Disembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaasoo ka dhacay deegaanka Jabad Godane oo...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey Degmada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar si loo xoojiyo iskaashiga...
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Qaahira...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo kormeer ku tagay Degmada Kaaraan, halkaas oo ay ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Iskuul Waxbarasho oo loogu talagalay Gabdhaha
Bakool (Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuul cusub oo waxbarasho oo loogu talagalay...
Senator Muuse Suudi “Dalka wuxuu u jiheystay doorasho qof iyo cod ah, dib dambena...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Waxaa si dar-dar leh degmooyinka Gobolka Banaadir uga socda qaadashada kaarka codbixinta doorashada golayaasha deegaanka, taasoo lagu wado in 25-ka bishan ay ka...
Duqa Muqdisho oo Booqday Qoys Waxyeello kasoo Gaartay Dab ka Kacay Degmada Howlwadaag
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isbitaalka Digfeer ku booqday xubno ka tirsan qoys waxyeello kasoo...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo ka Qeybgalay Munaasabad isugu jirtay soo-Dhaweyn iyo Sagootin Aas-aaska Ciidanka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo sagootin oo loo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Sanad-guurada 82-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliska...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa hambalyo ku aaddan Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray dhammaan...










