Soomaaliya π’π²π¨ πππ«ππ’π π¨π¨ π€ππ₯π π¬ππ±π’π’π±πππ² hππ¬π‘π’π’π¬ iπ¬π€πππ¬π‘π’ cππππ’π¦πππ ah
Belgrade-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam, oo kamid ah wafdiga Raβiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday Machadka farsamada ee ciidamada Serbia
Belgrade-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa kormeer ku tegey Machadka Farsamada ee Ciidamada (Military Technical Institute) ee magaalada Belgrade.
Waxaa...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper...
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare oo ka shiray ajendayaasha kalfadhiga 7-aad
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga toddobaad ee...
Shirka Horudhaca Tiirka Arrimaha Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Shirka Horudhaca ee Hannaanka Wada-shaqeynta Tiirarka ee Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP 2025β2029), oo maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa kulanka maanta waxaa...
Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood
Belgrade-(Wargeyska Dalka)βWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade ee wadanka...
Laamaha ammaanka oo gubay Daroogo gaaraysa 250 kartoon
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraaβid qabtay ayaa sheegay in maanta fagaare lagu gubay 250 kartoon oo Daroogo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray amniga, bilicda iyo adeegyada bulshada
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta guddoomiyay shirka masβuuliyiinta degmooyinka, kaas oo diiradda lagu saaray...
Raβiisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran Tacliinta sare
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee...
Ciidanka XDS iyo AFRICOM oo duqayn ka fuliyay waqooyi-bari Kismaayo
Kismaayo-(Wargeyska Dalka)- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada AFRICOM ayaa howlgal cirka ah ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...










