Siyaasadda

Dowladda Jabuuti oo si adag u cambaaraysay xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa luqad aad u kulul ku cambaareysay xad-gudubkii Israa’iil ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay...

Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay Faragelinta Israa’iil ku samaysay Midnimada Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyey tallaabadii Yahuudda ee ku faragalisay Madaxbanaannida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas lagu tilmaamay mid...

Dowladda Sierra leone oo si adag u cambaaraysay faragelinta Israa’iil ku hayso Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid si cad...

Banaanbaxii ugu weynaa ee looga soo horjeedo xadgudubka israa’iil oo ka socda Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxaa guud ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ka socda Banaa Bax aad u waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xad gudubka Israa’iil kula...

Golaha Ammaanka oo si buuxda u taageeray Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo Wada Jirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kaaliyaha Xoghayaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Dalka Turkiga

0
Istanbul(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka...

Azerbaijan oo mar kale xaqiijisay Taageeradeeda Buuxda ee Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Azerbaijan waxay mar kale xaqiijinaysaa taageeradeeda buuxda ee Madaxbannaanida, Midnimada, iyo Dhul-weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la Ixtiraamayo Xuduudaheeda Caalamku Aqoonsan yahay. Aqoonsiga...

Agaasimaha Guud ee HSJ oo daah-furay banbaxa diyaarinta Qorshaha Waxqabadka 2026 ee Adeeg bixinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa si rasmi ah u daah-furay banbax lagu diyaarinayo Qorshaha Waxqabad 2026 ee...

Shiinaha oo si adag uga soo horjeestay damaca Israa’iil ee Somaliland

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay Dalal iyo hay’ado Caalami ah oo si cad uga soo horjeestay tallaabada ay Israa’iil...

Aqoonsiga qeybo ka mid ah Dal waxa uu khatar gelinayaa Nabadda iyo Amniga Caalamka

0
In ka badan 21 Dal iyo Ururo oo heer Caalami ah iyo mid Gobolleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu...