Sacuudiga Carabiya oo ka jawaabtay codsiga Dowladda Soomaaliya
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka caasimadda.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray...
Shir ku Saabsan Maalgelinta Cimilada oo Muqdisho lagu Soo Gabagabeeyay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir muddo shan maalmood socday oo looga hadlayay arrimaha isbeddelka cimilada iyo nidaamka helidda maalgelinta cimillada ee...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Hodan ka Daahfuray Qaybinta Kaarar-ka Codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Hodan ka daahfuray qaybinta kaarar-ka codbixiyeyaasha doorashooyinka.
Guddoomiyaha Guddiga Hoosaadka Howlgallada Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Amiin Xasan,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Halkan waxaan u nimid iskaashi”
Tangier(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee...
Bandhiga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed oo ka Furmay Nairobi
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi Bandhigga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed 2025 kaasoo ka socda Mall-ka Two Rivers Mall.
Bandhigaan ayaa...
Wasiir Cadaay oo kormeeray dugsiyada degmada Matabaan
Matabaan(Wargeyska Dalka):-Wasiirrudowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobolladeedka Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo tagay qaar ka mid ah dugsiyada degmada...
Jaamacadda Trinity oo Shahaadadda Digtoornimada guddoonsiisay Ifraax Axmed
Dublin(Wargeyska Dalka):- Ifraax Axmed oo ah gabadh Soomaaliyedd kana shaqaysa arrimaha bulshadda ayaa Jaamacadda dalka Ireland ee Trinity guddoonsiisay Shahaado sharafeeda sare ee Doctor-nimada...
Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
3 – 6 Jamaadul aakhir 1447 24 – 27 Nov, 2025
Muqdisho – Soomaaliya
Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo...
Golaha Shacabka oo yeeshay kalfadhigoodii 15-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha...










