Siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Madaxa Guddiga Samatabbixinta ee IRC

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Guddiga Caalamiga ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar...

Ciidanka Danab oo deegaanka Towfiiq ku qabtay laba dhagar-qabe

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey deegaanka Towfiiq ee hoos taga degmada Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha...

Soomaaliya oo u Diyaargarowday Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Soomaaliya waxa ay si weyn ugu diyaargarowday xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, oo sanad kasta lagu xuso 10-ka December. Wasaaradda...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Faahfaahiyay Horumarka Geeddi-socodka Doorashada Degmooyinka Banaadir

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe...

Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Waxaa hubaal ah in su’aasha ah “Wax dhaama dawladnimada ma jiraa?” jawaabteedu tahay mid caddaan ah: Ma jirto wax ka qiimo...

Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyey wax ka beddelka Hindise-Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii 19-aad ee Kalfadhiga 7-aad ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Safiirka Dowladda Shiinaha kala wareegay deeq lacageed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo dhan $𝟏,𝟎𝟎𝟎,𝟎𝟎𝟎 taasoo...

Raiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa ayaa xafiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha ee u...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dal weynaha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang...

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada ee XJFS ayaa kormeer ku tagay goobaha laga...

0
Muqdisho(Wargeyka Dalka):-Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmooyinka ay ka socoto qaadashada kaarka codbixinta Doorashooyinka...