Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar
Muqdisho(Muqsho):- 20-ka Disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee Umadda,gaar ahaan aasaaska Ciidamada Booliska oo ka...
Munaasabada xuska ciidanka Booliiska oo goordhow ka bilaaban doonta Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxa maanta oo ah 20-ka Bisha Disember si weyn looga xusayaa dalka xuska maalinta ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo sannad walba la xuso 20-bisha...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kala saxiixday Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta kala saxiixday Hagaha Hirgelinta Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubaysan.
Hagahan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay Safiirka...
Koonfur Galbeed oo ku Dhawaaqday Xaaladda Bani’aadanimo oo ka jirta Deegaanada Maamulkaas
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedka Soomaaliya ee Koonfur Galbeed ayaa ku Dhawaaqday Xaaladda Bani’aadanimo oo ka jirta Deegaanada Koonfur Galbeed.
Wasaaradda...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee codbixinta oo la qorsheeyay...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehelinayo Guddoomiye ku-xigeenka, mudane Saadiq Abshir Garaad, ayaa kormeer...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Mashruuca Dayactirka Warta Degmada Boondheere
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu si rasmi ah u dhagax-dhigay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XJFS mudane Cali Yuusuf Cali -xoosh ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga gaarka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo xilka u kala wareejiyay Wasiirrada Ganacsiga
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub...










