faransiiska oo sii daayey ruux loogu shakisanaa inuu lug ku lahaa dilkii Wariye Jamal...
Wadanka Faransiiska waxaa xabsiga laga sii daayey qof ay hore ugu xireen inuu ku lug lahaa dilkii ka dhacay Istanbul 2018-kii kaas oo lagu...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Safaaradda soo dhaweyn diiran...
Mareykanka oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub iyo Saliid laga leeyahay Iiraan
War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen Hub, Shixnad Saliid ah...
Wasiirka Caddaalada oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...
Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay guddiyada doorashooyinka dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal (FIET), Gudiyada...
Faransiiska oo wada hindise heshiis cusub ku dhex marayo midowga yurub iyo Ingiriiska
Faransiiska ayaa soo jeedin doona heshiis cusub oo dhexmara Midowga Yurub iyo UK si loo xalliyo arrinta taagan ee muhaajiriinta sharci darrada ah, wasiirka...
Hogaamiyaasha Qatar iyo Lubnaan oo wada hadal ku yeeshay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.
Tamim ayaa u diri doona wasiirkiisa arrimaha dibadda...
Ammaanka magaalada Addis ababa oo aad loo xoojiyay
Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda xoreynta Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda Itoobiya ay si...
Xildhibaan Maareeye oo mar kale dib loogu doortay Golaha Shacabka.
Iyadoo ay xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka socoto doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matalaya deegaannada Gobollada Waqooyi(Somaliland) ayaa waxaa durba...
Doorashada 5-kursi ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi(Somaliland) oo Muqdisho...
Waxaa xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka bilbatay doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matalaya degaannada Gobollada Waqooyi(Somaliland), waxaana goobta ku sugan...










