Siyaasadda

QM oo sheegtay inay sii xoogeysatay Abaarta kajirta geeska Afrika

0
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay macaluul daran oo ka jirta gobolka Geeska Afrika, taasi oo ay sababeen Abaaraha daba dheeray ee gobalka ka...

Mareykanka oo dambi ku helay Rag doonayay inay af-duub geystaan

0
Maxkamad Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020,...

Howlgalkii Hotel Xayaat oo lasoo afjaray iyo Taliye Xijaar oo ka hadlay

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkii ay argagixisadu ku qaaday...

Farmaajo oo maanta loo dhaariyey xubin ka tirsan golaha shacabka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, dhaarinta ayaa wajahday mooshin is hortaag ah...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgalkii Hotel Xayaat.

0
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed “ Xjiaar” ayaa sheegay in ciidanka amniga ay soo afjareen weerarkii argagixisada ay ku qaadeen Hotelka Xayaat. Mudadii howlgalka...

QM, ATMIS, Mareykanka iyo dowlado kale oo war ka soo saaray weerarkii Hotel Hayat

0
Qaramada Midoobey, Ururka Midowga Afrika, dowladaha Mareykanka, Turkiga, UK iyo Norway ayaa dhamaantood cambaareeyey weerarka ay argagixisada AL-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada...

Weerar sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

0
Taliye Maxamed Raamsade oo ka mid ah saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa xalay lagu weeraray Guriga uu Kismaayo ka degan yahay, weerarka oo loo isticmaalay...

Wasiir Fiqi oo tallaabo geesnimo leh ku tilmaamay howlgalada argagixisada looga xoreynayo gobolka Hiiraan

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta dowladda ayaa bogaadiyay howlgalada ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka...

WASAARADDA CAAFIMAADKA XFS OO KU GUULAYSATAY HOGGAANKA GUDDIGA AFRIKA

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka dulshada  ee XFS ayaa ku  guuleystay  hoggaanka guddiga Africa ee CDC ee heerka wasaaradeed isla markaanna ay xubno ka yihiin...

Kuuriyada Koonfureed oo ku eedeeysay Kuuriyada Waqooyi inay ku soo ridday Gantaallo

0
Sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap, Kuuriyada Waqooyi ayaa subaxnimadii hore ee maanta laba Gantaal oo nooca loo yaqaano Cruise-ka ka...