Ra’iisul Wasaare Xamza iyo wafdigiisa oo maanta dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka...
Biden oo dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay FBI-da ka dib baaritaankii Guriga Trump
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay saraakiisha FBI-da Mareykanka, ka dib markii ay baaritaanno ku sameeyeen Guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Maamulka Isbitaalka guud ee Demartino
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee Demartino
Wasiirka ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Isbitaalka iyo xubno ka...
Hogaamiyihii u dambeeyay midowgii Soofiyeeti oo geeriyooday
Mikhail Gorbachev, oo ahaa hogaamiyihii hore ee Midowga Soofiyeeti ayaa ku dhintay da’da 91 jir, kadib kolkii in muddo ah uu ku jiray cisbitaalka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International...
Wasiirka warfaafinta XFS oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee golaha sare ee...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda...
Munaasabad lagu maamuusayey Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka dhacday Garowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay...
Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka...
Ciidamada Xoogga dalka oo degaano dhowr ah kala wareegay Al-shabaab
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad oo ay horkacayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka gobalka Hiiraan, ayaa howlgallo ka sameeyay degaano hoostaga Magaalada Beledweyne ee...
Shir wadareedkii Golaha Wasiirada oo Maanta lagu wado in la soo geba-gabeeyo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa manta lagu wadaa in uu soo xiro shirka loo dhanyahay ee Golaha Wasiirada, kaas oo shalay uga...










