Siyaasadda

Madaxweynaha Shiinaha oo lagu wado in bilaha soo socda uu booqdo Moscow

0
Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa isku diyaarinaya inuu booqdo magaalada Moscow, si uu kulan madaxeed ula yeesho madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin todobaadyada soo socda,...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo diray hambalyo ku aaddan xuska Aas-aaska Ciidanka Asluubta

0
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto; Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay 53 Sano-guuradii...

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo $1Bilyan ugu deeqday Yeman

0
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Riyaad uga qeybgalay shir caalami ah

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kaga qeyb galey Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga madasha 3-aad...

Generaal Biixi “Khawarijtu Degaan u dhaw Xarardheere ayay shalay ku dagaalameen, iyaga oo iska...

0
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal, Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in dagaal ku dhex maray Khawaarijta agagaarka degmada Xarardheere ay isaga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada...

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta in wax laga beddelo habka loo wajaho gagaarka Bani’aadannimada

0
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay Madasha Caalamiga ah...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka argagixisada

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada Addis Ababa oo uu kaga qeyb galay shir...

Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka

0
Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la’aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay dhowaan farsameeysay. Safiirka Maraykanka ee...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay Afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa xalay ku dilay...