Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga
Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka xooga dalka General,...
Guddiga Warfaafinta ee golaha shacabka BFS oo maanta ka dooday hindise sharciyeedka Dhowrista xogta
Guddiga Warfaafinta,wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyaha guddiga Xildhibaan, Maxamuud Cabdulqaadir...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay safiirka Denmark u joogo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa uu ku qaabbilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen.
Ra’iisul...
Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii loo joojin lahaa rabshadaha ka taagan gobollada...
Dowladda Soomaaliya ayaa si dhow uga shaqeyneysa sidii ay nabad ugu soo celin lahayd gobollada waqooyi ee Somaliland, xilli ay sii kordhayso xiisadda u...
Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”
Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan...
Khawaarijta Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay degaanka Jannaay Cabdalla
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubbaland ayaa jilibka u laabay weerar fulaynimo ah oo ay malleyshiyaadka khawaarijta Al-Shabaab saakay ku qaadeen saldhig...
Safiirka Turkiye “Soomaalidu waxay noo muujiyeen Hiil Walaalnimo” (WARBIXIN)
Soomaalidu dhaqan ahaa waa Dad deeqsiyaal ah, marka ay timaado is caawinta, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa marka ay iyaga dhexdooda isu samafalaan,...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin oo cambaareysay amaradii ka soo baxay Israa’iil
Wasaaradda arrimaha dibadda Falastiin ayaa ka digtay khatarta ka dhalan karto baaqyada kasoo yeeraya Isra’iiliyiinta ee ku aaddan in duulaan ballaaran ay ku qaadayaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xal u helidda isbeddelka cimillada
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar kulan kula yeelatay kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay...










