Siyaasadda

NATO iyo Ruushka oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine

0
Waxaa maanta oo Arbaco ah ka furmaya Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, kulamo u dhexeeya Ruushka iyo NATO, kaas oo ay kaga wada hadlayaan...

Shirka Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaranka oo caawa ka socda Muqdisho

0
Shirka Madaxda Gollaha wadatashiga Qaranka oo ay iswada jirta usoo xaadireen dhamaan Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble & Madaxda Maamul Gobaleedyadda iyo Gudoomiyaha Gobalka...

Madaxweynaha JFS oo Wareegto kasoo saaray lacagti laga qabtay Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cade.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda  inaan Laga saari karin ...

Suuriya goob u dhow xarun ay ku sugan yihiin Ciidamada maraykanka oo lala beegsaday...

0
Tiro gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidammada Mareykanka. Gantaalladan...

QM iyo Mareykanka oo baaq ka soo saaray xaalladda dalka Kazakhstan

0
Qaramada midoobay iyo aqalka cad ee looga arimiyo dalka maraykanka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dalka Kazakhstan inay xakameeyaan wax ka qabashada mudaharaadyada rabshadaha wata...

Mareykanka oo ka digay socdaalka Caalamiga ah ee Badda Cas

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka “Rawabi” oo ku safrayay xeebaha Xudeydah ee...

Maraykanka oo warbixin kasoo saaray Soomaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare...

Maraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimaha geeska Afrika

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo qadka telefoon ku wada xiriiray ayaa kawada hadalay dagaalka sokeeye ee...

Madaxweyanah Maamulka gobaleedka Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminaya oo Moqdisho- Soo Gaaray.

0
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Dowladda Maraykanka oo wax laga naxo ku tilmaamtay is-hortaagga lagu sameeyay Howlihii Xafiiska Ra’iisul...

0
Dowladda Mareykanka  ayaa si kulul u cambaareysay isku daygii afgembi ee lagu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,waxanay sheegtay inay tallaabbo cad ay ka qaadeyso kuwa...