Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa tuug iyo khiyaanoole qofkii hareer mara nidaamka bixinta canshuuraha.”
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuuda ayaa sheegay in khiyaanole uu yahay qofka lacagta canshuurta meshii loogu tala galay ku bixin,dowladuna ay la xisaab tami doonto...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ganacsatada ugu baaqay in ay bixiyaan Cashuurta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha Bankiyadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo madasha ka jeediyey khudbad...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay Gobolka Baay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay deegaannada dhaca Waqooyiga Gobolka Baay, gaar ahaan waddooyinka isku xira...
Guddoomiyaha Gobolka iyo Madaxda Wasaaradda deegaanka oo ka wada hadlay joojinta isticmaalka Bacaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka...
Shirweynaha Bangiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐧𝐠𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 (𝐒𝐁𝐅𝐂-𝟐𝟎𝟐𝟒) oo goordhow ka furmay Magaalada Muqdisho.
Shirkan oo socon doona muddo laba maalin ah waxaa halku dhigga...
GUDDOOMIYE CABDI XAASHI OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa...
Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in guula waweyn laga gaaray dagaalka ka dhanka ah...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dowladda oo ka duuleyso...
Ra’iisul wasaare Xamsa “ficillada Itoobiya qaadayso waa kuwo qalqal gelinaya nabadgalyada iyo xasiloonida Geeska...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbada ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Itoobiya ay halis ku tahay...
Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeybgashay Shirka Wasiirrada ee looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG)....