Ra’iisul Wasaare Xamsa “Halkan waxaan u nimid iskaashi”
Tangier(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee...
Bandhiga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed oo ka Furmay Nairobi
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi Bandhigga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed 2025 kaasoo ka socda Mall-ka Two Rivers Mall.
Bandhigaan ayaa...
Wasiir Cadaay oo kormeeray dugsiyada degmada Matabaan
Matabaan(Wargeyska Dalka):-Wasiirrudowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobolladeedka Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo tagay qaar ka mid ah dugsiyada degmada...
Jaamacadda Trinity oo Shahaadadda Digtoornimada guddoonsiisay Ifraax Axmed
Dublin(Wargeyska Dalka):- Ifraax Axmed oo ah gabadh Soomaaliyedd kana shaqaysa arrimaha bulshadda ayaa Jaamacadda dalka Ireland ee Trinity guddoonsiisay Shahaado sharafeeda sare ee Doctor-nimada...
Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed
3 – 6 Jamaadul aakhir 1447 24 – 27 Nov, 2025
Muqdisho – Soomaaliya
Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo...
Golaha Shacabka oo yeeshay kalfadhigoodii 15-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qayb galay shir fogaan-arag ah oo lagu dooranayay xoghayaha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka qaybgalay shir fogaan-arag ah oo lagu dooranayay Xoghayaha...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo Axmed Xasan u magacaabay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka u...
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho shirweynaha 3-aad ee Culimada, oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS,...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo safar ugu baxay dalka Marooko
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u amba-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Madasha sanadlaha...










