Siyaasadda

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

0
Muqdisho- (Wargeyska Dalka)- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay Dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha Liiska Nootaayooyinka si Sharci ah...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dib ugala wareegay Maleeshiyaadka khawaarijta Deegaanka Xawaadley

0
Muqdisho – SONNA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Guuleystay ku xoreeyay Deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ay ugu dhuumaalaysan...

Dowladda Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

0
Geneva(Wargeyska Dalka):- Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee Xarunta Qaramada Midoobay , ayaa muujisay sida...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka Nidaamyo Xooggan oo ka jawaaba...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XJFS ayaa sheegay in Soomaaliya...

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Xadarmuut oo Afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

0
Xadarmuut(Wargeyska Dalka):- Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran. Safiirka...

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa Maanta qabatay Munaasabad lagu wareejinayay Deeq Lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen Shaqaalaha Hay’adda,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XJFS oo boogaadiyay kaalinta Gabdhaha ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Norwey

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay Wafdi...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...

Madaxweynaha JFS oo u Hambalyo u diray Haweenka Soomaliyeed Maalinta Haweenka Adduunka awgeed

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo iyo bogaadin  u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay Dunida ka joogaan,  munaasabadda...