Wasiirka Cadaaladda XFS” Ma jiraan Maxaabiis Roman ah oo 10 sano ku xiran Xabsiga...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho, isagoo ka warbixiyay...
Putin”soo jeedinta Afrika waxay saldhig u noqon kartaa nabadda Ukraine”
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in hindise ay soo bandhigeen hogaamiyayaasha Afrika uu saldhig u noqon karo xalka dagaalka Moscow ee Ukraine .
Hoggaamiyaha...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray qaar kamid ah Xerooyinka lagu tababaro ciidanka xoogga
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku...
Howlgalka Wajiga labaad ee ka dhanka ah khawaarijta oo ka billaabanaya Galmudug
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa Abaabulkii ugu dambeeyay ee dagaalka wajiga labaad kawada degaanno ka tirsan Galmudug oo uu ka billaabanayo wajiga...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la Kulmay Dhigiisa Dalka Seerbiya
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo, aya gaaray Magaalada Belgrade ee caasimada dalka Seeriya, halkaas oo uu safar shaqo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay kulanka iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay dowladdiisu ka go’an tahay wax ka qabashada dhibaatada cunto yarida ka jirta...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay kulliyadda Jaalle Siyaad
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane , Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay qaraxii ay Khawaarijtu dhowaan ka geysatay kulliyadda Jaalle Siyaad oo uu...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo la horgeeyay dad ku eedeysan musuq-maasuq
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad Ciqaabeed loo heysto saraakiil ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya,...
Mareykanka oo mar kale Ukraine u balan qaaday gargaar militari
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ukraine uu siinayo doono gargaar milateri oo ku ka caya Adduun lacageed oo gaaraya 400 milyan oo dollar, si...










