Siyaasadda

Tahriibayaal ku dhintay doon ku qallibantay badda

0
Lix qof ayaa dhimatay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay Kanaalka biyaha badda ee u dhaxeeya Faransiiska iyo...

Khawaariijta oo deegaanka Cowsweyne ee Galgaduud ku dishay dad Shacab ah oo iska diiday...

0
Degaannnada Galmudug waxaa ka soconayo diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee howlgallada dalka looga saaray kooxda khawaarijta,iyadoo degaannada qaar ay isaga baxeen khawaarijta kadib markii...

Dagaallo ay dad badan ku dhinteen oo dib ugu qarxay Suudaan

0
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in halkaasi ay dib uga qarxeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga iyo kuwa gurmadka deg...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo afjarayo...

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo Shahaado Sharaf Guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO)

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO) , Jorge Vargas. Wasiirka ayaa ku...

Kenya oo sheegtay inay dishay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab

0
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay...

Wasiirka Warfaafinta oo ka war bixiyay waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay

0
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Mudane, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyey waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay iyo guulaha laga gaaray la dagaallanka...

Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Arrimaha Gudaha ee XFS oo ka wada hadlay doorka shaqo ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda XFS, Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ay wehliyeen Maareeyaha...

Wasiirka Amniga koofur galbeed oo la kulmay saraakiisha ciidamada iyo maamulka degmada Baraawe

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir Mohamed oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan...