Zimbabwe: Mnangagwa oo ku guuleystay xilka madaxtinimo iyo mucaaradka oo diidan
Emmerson Mnangagwa ayaa ku guuleystay markii labaad xilka tartankii madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo dhinaca kale natiijadii soo baxday ay diideen kooxaha mucaaradka.
Guddiga doorashada Zimbabwe...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Madax ka socotay madasha mutadawiciinta oo kulan wada qaatay
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum).
Guddoomiyaha ayaa...
Golaha Aqalka Sare ansixiyey laba Hindise Sharciyeed oo Muhiim ah
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee...
Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo dhawaan laga xoreeyey.
Ciidanka...
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamaqa Qalabka Sida Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira hoggaaminta dagaalka ka...
Ciidanka Booliiska oo ka war bixiyay Weerar naftii halignimo ah oo Khawaarijtu ka geysatay...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyey Weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu xalay ku qaaday Saldhiga Booliiska Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Afhayeenka...
Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay iskaashi dhexmaro labadda wasaaraddood
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh...
Ciidamada Ruushka oo duqeymo ka geystay gudaha Suuriyo
Xubno ka tirsan kooxaha ka dagaalama gudaha Suuriyo iyo dad rayid ah ayaa lagu dilay duqeymo ay Ciidamada Ruushku la beegsadeen magaalada Idlib ee...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan hor-dhac ah la qaatay Wasiirrada Warfaafinta dowlad gobolleedyada iyo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, mudane Daa’uud Aways Jaamac oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa kulan hor-dhac ah la qaatay...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda isgaarsiinta XFS oo degmada Xarardheere ku booqdey ciidamada dadka deegaanka ee...
Safarkan dhulka ah ee wasiir kuxigeenka wasaaradda isgaarsiinta iyo tignolajiyada dowlada Soomaliya Xildhibaan Xussen Axmed Culusow uu ku tagay Dhuusamareeb ilaa Xarardheere ayaa ku...










