Dowladda Soomaaliya oo War saxaafadeed kasoo saartay howlgal lagu laayay khawaarij badan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay gobolka Galgaduud, kaas oo lagu laayay khawaarij ka...
Shan ka mid ahaa khawaarijta oo lagu toogtay Kismaayo
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada, kuwaas oo horay magaalada...
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee degmada Luuq
Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah nabadaynta beelihii dirirtu dhexmartay waxa...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr Cabdullahi Bin...
‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)
Shacabka Soomaaliyeed ayaa markaan u istaagay inay taageero u muujiyaan Walaalahooda Reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku dulman Maarinka Gasa, waxayna Yuhuuddu ku hayaan...
Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee kasoo wareegatay madax-bannaanida Soomaaliya.
Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ka badan...
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhiggeen xubno khawaarijta ka tirsanaa
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgallo ay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gobolka Shabeellada hoose.
waxa ay ku soo qabteen xubno ka tirsan khawaarijta, iyagoo...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay markii labaad inay qaadanayso 3,000 oo Macallimiin ah
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in mar kale ay bilowday qaadashada 3,000 oo Macallimiin ah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar...
Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ka badan 70 diblomaasi...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Askari horay u dhaawacay taliyahiisa
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Shan sano oo Xabsi Ciidan ah ku ridday Ex- Dable Xoogga, Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka...










