Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan dadweyne Su’aalo lagu weydiiyay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa ...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Raagge-ceelle
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gaaray degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeellada dhexe.
Madaxweynaha ayaa safar shaqo...
Wasiirka Warfaafinta oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan dardar gelinta shaqada wasaaradda
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa furay Aqoon isweydaarsi uu heerkiisu sarreeyo kana qayb galeen waaxaha maamulka wasaaradda, kaas...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Kawaan cusub
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ah, kaasi oo loogu...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC oo...
Wasiirada Sacuudiga oo cambaareeyay xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka Falastiin
Golaha Wasiirada Dalka Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay sii socoshada xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka reer Falastiin ee ku sugan Deegaanada Gaza.
Kalfadhigga Golaha oo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo bogaadiyay howlgalladii ka dhacay Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay dhabar adeyga iyo...
Maalgashato ka socoto Dalka Ciraaq oo Muqdisho dhawaan ku soo wajahan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya ayaa sheegay in ganacsato ka socota dalka Ciraaq...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil ku xukuntay saddex eedeysane
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) iyo Ex-Dable NISA Cabdi Axmed...
Shirka Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS ayaa markii ugu horreysay ku qabatay magaalada Muqdisho Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliya iyo Horumarintooda, iyadoo la adeegsanayo farsamo casriya...










