Guddoomiyaha Gudidda Arrimaha Guddaha Aqalka Sare iyo wafdi ay hoggaaminayso oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa maanta...
Taangiyada Yahuuda oo go’doomiyay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza
Qaar ka mid ah isbitaallada ku yaal magaalada Gaza iyo waqooyiga Gaza ayaa Taangiyada Israa'iil garaaceen, iyadoo Hey’adda WHO ay sheegtay inay lumisay xiriirkii...
Wasiirka Cadaaladda iyo wafdi uu hoggaaminay oo gaaray dalka Masar
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan...
Jabuuti oo ku guulaysatay in ay Hawada Sare u dirto Dayax gacmeed
Dowladda Jabuuti ayaa markii u horaysay Hawada Sare u dirtay Dayax gacmeed sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda iyo Cilmi baarista Nabiil Maxamed Axmed ayaa...
Wasiir Daa’uud Aweys :Dad kabadan Hal milyan ayuu saameeyey Daadadka iyo fatahaadaha dalka ka...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo...
Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub
Is ogolaanshaha iyo wada-noolashada waxa uu kumanaan-sano u ahaa qaranka Shiinaha yool. 2013-kii Madaxweyne Xi Jinping ayaa soo bandhigay hindisaha(Belt and Road Initiative) oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulan la qaatay Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banadir, ayaa ugu...
Gabar Soomaaliyeed oo Maraykanka ka noqotay duq magaalo
Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa magaaladaas.
Naadiya Cabdirizaaq oo ah...
Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka oo saameyn weyn yeeshay (WARBIXIN) By Ruush Abdullahi November 8,...
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...
Wasaaradda Kalluumeysiga oo war-murtiyeed kasoo saartay shirka golaha maamulka iyo horumarinta kalluumeysiga
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda federaalka ayaa...










