Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay nin horay u dilay xaaskiisa
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daaโuud oo lagu helay dambi ah in uu xaaskiisa Marxuumad, Luul Cabdicasiis nolosha ku...
Wasiir Maareeye oo qaabbilay wafdi ka socda Midowga yurub
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...
Shir ku s๐๐๐๐ฌ๐๐ง q๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ i๐ฌ-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง oo ka furmay Muqdisho
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran ๐จ๐จ k๐ฎ s๐๐๐๐ฌ๐๐ง q๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ i๐ฌ-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ay g๐๐ง๐๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฎ h๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐จ.
Shirka oo ay si wada-jir ah u soo...
Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo kulan laqaadatay safiirka shiinaha
Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaarada Shiinaha ay kuleedahay Magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweeyay safiirka...
Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno ka tirsan koofurta...
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudugย oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka ayaa howlgal...
Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Muqdisho
Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga ย Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen masโuuliyiin kale duwan oo ka socda Culimaaโdiinka,...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ka qayb galay shir muhiim ah oo ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaaladda Kampala ee dalka Yugaandha uga qeyb galay shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dalalka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ergooyinka joogtada ah ee Ururka OIC
Sii hayaha Ergeyga joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya xarunta Ururka OIC ee magaalada Jidda, Cabdiraxiin Cusmaan Cilmi ayaa ka qayb galay shir aan...
Duqa Muqdisho oo furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta ku aaddan dhameystrika Dastuurka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlayo soo jeedinta ku aaddan dhameystrika Dastuurka Afartiisa...
Taliska nabad gelyada waddooyinka oo Caasimadda ka hirgeliyay tabbeelayaasha jiifka ee nabad-gelyada
Ciidanka Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddooyinka (Taraafiko) oo uu hoggaaminaayo Taliyaha Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddoyinka S/Guuto; Bishaar Abshir Geeddi ayaa isgoyska shaqaalaha ka hirgeliyay tabbeelayaasha...










