Siyaasadda

Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuno kala duwan ka soo saartay Saraakiil ku Eedaysanaa Musuq...

0
Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Xukunka 12 Eedaysane oo ka tirsanaa Haya’addaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sida Haya’adda Socdaalka...

Wasiirka arrimaha Guddaha oo Shir guddoomiyey kulanka Gudidda Qaban qaabada Maalmaha Xoriyadda

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh oo ah guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda iyo midnimada...

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta SoDMA

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka. Qorshahan ayaa waxa uu xambaarsanyahay rajo cusub...

Wasiir Maareeye oo kormeeray goobta lagu baaro gaadiidka Muqdisho keena qudaarta

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka jawaabayay cabashada Ganacsatada Khudaarta ayaa saaka kormeer ku tagay Aargada Deyniile...

Booliska Soomaaliyeed oo soo xiray Koox rabshado ka waday Dagmada Daarusalaam

0
Ciidanka Booliska Soomaliyeed, ayaa degmada Daarusalaam ee Gobalka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka wadeen degmadaas, kuwaas oo gaaraya 15...

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo furay shirka horumarinta Dhallinyarada

0
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa furay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay qorshaha horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee shanta...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe...

Xuseen Sheekh: Itoobiya wax aan kaga adkaanay Diblomaasiyad

0
La taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha dowladda gaartay muddada labada...