Wafdi Heer sare ah oo uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaalada...
Baydhabo (Wargeyska Dalka) :-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-Bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga...
Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Birmingham UK
Birmingham (Wargeyska Dalka): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Birmingham ee Caasimadda labaad ee Dalka UK ayaa Maanta si Weyn u soo dhaweeysay masuuliyiin...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay Shirweynaha 1-aad ee Guddiga Sare ee Difaaca
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee Guddiga Sare...
Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo ku yaalla magaalada...
Wasaaradda Amniga Gudaha XF”DFS waxay Mas’uuliyad ka saaran tahay Amniga iyo Bedqabka Muwaadiniinta”
Dowladda Soomaaliya waxay mas’uuliyad ka saaran tahay Amniga iyo Bedqabta Muwaadiniinta,si loo fuliyo Xukuumadda Federaalka waxay hore u meel marisay Qaraaro caddeynaya Baratoolada iyo...
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay Xilalka Guddoomiye Kuxigeennada Jaamacadda Ummadda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Cabdulqaadir Cilmi ( Cabdul) ayaa Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah.
Kulanka...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xubno Sare oo Khawaarijta ka Tirsan Codsiyo u soo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij Waaweyn ay si toos ah ula soo Xiriirayaan Dowladda,...
Gudddoonka BJFS oo soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira joojinta Fadhiyada Guud...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira...
Ciidanka XDS oo Howlgal nadiifin ah ka wada Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Degaanka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo nadiifin ah ka fuliyay Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Deegaanka Jabad-Godane, oo ka...










