Wasiir Fiqi oo ka warbixiyay wadahadaladii ka dhacay dalka Turkiga ee u dhaxeeyay Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa ka hadlay qodobbo dhowr...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha’ Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII) ...
Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay qaraxyadii khawaarijta
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daahfuray Mashruuca iskaashiga Caalamka ee waxbarashada dalka
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Mashruuca iskaashiga Caalamka ee waxbarashada dalka.
Mashuurcan oo ay dowladda Soomaaliye ka taageerayaan saaxiibbada...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo China
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay Shirka lixaad ee iskaashiga China iyo Afrika ee dhinaca warbaahinta...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorrada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha...
Ciidammada Amniga oo fashiyay laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa
Ciidamada amniga ayaa duleedka Muqdisho ku qarxiyay labo gaari oo ay Khawaarijta arxanka daran ku dooneysay in ay ku waxyeelleyso Shacabka Soomaaliyeed.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Kooxda Bani’aadannimada ee Soomaaliya HCT
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira xaaladda dalka la qaatay Kooxda Bani’aadannimada ee Soomaaliya (HCT)...
Israel oo saacado kahor Gaza ka geysatay weerar ay ku dhinteen 52 ruux
Ugu yaraan 52 ruux oo falastiiniyiin rayid ah ayaa lagu dilay weerarada ay qaadeen ciidamada Israel ee guud ahaan ka dhacay Gaza saacadihii la...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabbilay Madaxa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka USAID
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda...










