Siyaasadda

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA NABADDOON FAARAX CABDI WAARRE

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi u diray qoyska oo ugu horreeyo madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Maxamed...

Tababar lagu baranayo Habka maamulka Garsoorka oo laga daahfuray Muqdisho

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Hon. Sulayman Mohamed ayaa ka qeyb galay daahfurka Tababar ku saabsan habka Maamulka Garsoorka oo lagu tababarayo Kaaliyeyaal cusub...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo kulan la qaadatay ururrada Bulshada Rayidka

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa kulan wadatashi ah la qaatay qeybaha kala duwan ee ururrada Bulshada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Sucuudi Carabiya

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRWEYNAHA 7-AAD EE GARSOORKA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee...

Ciidanka Booliska oo fashiliyay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

0
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan...

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa...

Wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga gobolka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Kithure Kindiki. Wasiir Fiqi...