Wafdi Ka socda DFS iyo QM oo Booqday Mashaariicda Sanduuqa Wadajirka ee Ka Socda...
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic muhiim ah oo...
Ciidanka Xoogga oo howlgal lagu baacsanayo khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo halkaasi oo maleyshiyaadka nabaddiidka ah ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed...
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku guuleystay in uu ku biiro ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐จ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ค๐ ee lagu magacaabo RAMP, isagoo...
Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023, waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,sedax xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay...
Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxeexday heshiisyo ku saabsan Amniga iyo dhaqaalaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ ka ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ขrar caalami oo ku saabsan arrimaha maaliyadda
๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐
: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hayโadda Lacagta Adduunka ee IMF ๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐๐จ๐ซ๐ ๐ข๐๐ฏ๐ ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay...
Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska QM ee ka hor tagga dambiyadda Abaabulan
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala...
Hayaโadda duulista: Ma jiro shil diyaaradeed oo dalka ka dhacay
Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hayโadda ayaa...
Khuburada sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee NTP oo ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka
Khubarrada ku sugan sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), ayaa ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha.
Doodaha Khuburada...