Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Marwo, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha oo markii ugu horeysay 34-kadib maanta...
Kooxda Kubadda Cagta Toronto FC oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
Madaxda xiriirka kubadda gacta Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xiriirka Mudane, Yusuf Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Koox ka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiira Cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya...
Boliiska oo Fariin nabadeed u diray labada koox ee galbta wada ciyaarayo iyo taageerayaashooda
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyaa ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda in ay ilaaliyaan xasiloonida amniga
Qoraal kasoo baxay Boliiska...
Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimha Bulshada XFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda...
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Xasan isaak...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka dalka
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka,oo ay qeybgalayaan dhamaan...
Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta...
Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya danjire Mukhtar Maxmed Waare ayaa raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Dowladda Itoobiya.
“Waxaan raali galin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin Zellweger.
Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka...
Jubbaland oo tababar u furtay ciidan cusub oo ka qeyb qaadan doono sugidda amniga...
Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Dowlad goboleedka jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeer ku tagay dugsiga Tababarka Ciidamada daraawiishta Jubbaland...
Shirka 6-aad ee Garsoorka dalka oo lagu wado in Maanta uu ka furmo Muqdisho
Waxaa maanta lagu wadaa in Muqdisho uu ka furmo shirka 6-aad ee Garsoorka dalka, kaa oo ay ka qeybgalayaan bahda Garsoorka dalka.
Garsoore Abubakar Axmed...










