Siyaasadda

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi,ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Korneyl Axmed Faathi Cabdelsatar Al-Xuseyni, oo ah Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar. Kulankan...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin kasoo saaray dadka aflagaadada iyo sumcad dilka...

0
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu gacanta ku hayaa Gal-dacwadeedyo la xiriira Cayda ama Aflagaadada, Sumcad-dilka, Isku-dirka Bulshada, Faafinta Sawiro iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga oo saraakiil Soomaaliyeed tababar ugu soo xiray dalka Turkiga

0
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa waxa uu ka qaybgalay xaflad ay ku qalin-jabinayeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kala saxiixday heshiis is-afgarad oo muhiim ah

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda ee Magaalada Muqdisho...

Madaxwyanaha Galmudug oo u hambalyeeyay hoggaanka la doortay ee Waqooyi Bari Soomaaliya

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ee maanta la doortay, Madaxweyne...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenkiisa loo doortay Waqooyi...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil...

Firdhiye oo mar kale loo doortay Madaxweynaha dowlad goboleedka W/B

0
Laascaanood(Wargeyska Dalka):-Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii uu ku guuleystay codad...

Kulan ku saabsan u hoggaansanaanta xeer-nidaamiyaha xargaha Fiberka oo Muqdisho lagu qabtay

0
 Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay kulan looga hadlay u hoggaansanaanta Xeernidaamiyaha Xargaha Fiberka Badda. Kulanku waxa uu isu keenay shirkadaha xarumaha xargaha...

Wasiirka Macdanta iyo Betroolka XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah shirkadaha...

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Mohamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Cilmiga Dhulka...

Tababar ku saabsan habraaca dib u eegista miisaaniyadda Hay’adaha amniga iyo Difaaca oo Muqdisho...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta daah furay tababar ku saabsan...