Siyaasadda

Baarlamaanka oo ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda JFS

0
Guddoomiyaha Guddiga Ku meel gaarka ah ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo Baarlamaanka...

Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Shiinaha oo laga guddoomiyey nuqullo ka mid ah warqadaha...

0
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonta dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta oo Arbaco ah nuqullo kamid ah Warqadaha...

XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga dalka Turkiga Dr. Alparslan Baytaktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu markaasi uga qeyb...

Hay’adda Duulista Rayidka JFS iyo ICAO oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Md. Cabdikariim Cabdow Xeydar oo uu wehliyo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin...

NISA oo gacanta ku soo dhigtay 2 eedeysane oo dilal ka geystay Muqdisho

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo qabtay Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali oo ku eedeysan inay seddax qof oo ganacsato...

BJFS oo guda-galay doodaha Akhrinta 2-aad Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

0
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan loogu doodaayo Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka...

Wasiir Cadaalla oo kormeer ku tegay xarunta diyaarinta qorshaha Qaranka

0
Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaalla oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta  ayaa saaka kormeer ku...

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay’adaha dowladda iyo...

Wasiir Jaamac: Itoobiya si rasmi ah ayaa looga reebay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijisay in Dowladda Itoobiya laga reebay Dowladdaha ka qayb qaadanaya hawlgalka Cusub ee Ciidanka Midowga Afrika...

Wasiir Fiqi oo ka hadlay wada hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay warbaahin Qaranka oo xog cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeeyeen...