Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo kobcinta Dakhliga
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdishu si rasmi ah uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlayo...
Baarlamaanka oo ansixiyay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...
Israel iyo Hezbollah oo bilaabay Xabbad-joojin lagu dhameynayo dagaalada u dhaxeeya
Xabbad joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xisbullah ayaa saaka dhaqangashay, iyada oo rajo laga qabo in xabbad joojintu ay soo afjarto werarada Israel ay...
Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee saxeexayaashii 135-ka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa ku martigeliyey xarunta Wasaaradda odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee 135-ta.
Kulankan oo...
Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa goor-dhow ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha...
Wasiir Fiqi:Haddii sharciyada UN iyo AU la iska indho tiro, waxa sii kordhaya isku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ka qeyb-galay Shirkii 8ᵃᵃᵈ ee Madasha Aragti-Wadaagga Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee...
Guddomiyaha Maxkamadda Sare & Safiirka Shiinaha oo kawada hadlay xiriirka labada dhinac ee ku...
Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo Safiirka Dowladda Shacbiga ee Jamhuuriyadda Shiinaha, Mudane Wang Yu ayaa yeeshay kulan...
Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards
Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...
Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed uga hambalyeeyay xuska Maalinta Macalinka ee 21ka Nofeembar.
Mudane Xasan Sheekh ayaa...
Golaha Wasiiradda oo ansixiyey magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Istaatistikada Qaranka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee magacaabista...










