Mareykanka oo duqeeyay goobaha Niyuklerka ee Iran
Ciidamada Maraykanku ayaa gantaallo culus ku garaacay xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz iyo Isfahan ,iyadoo madaxweynaha Mareykankana uu ka digay in Iran ay...
Howlgallo lagu burburiyay khawaarijta oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal
Howlgallo culus oo ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa lagu burburiyay labo xarumood oo Khawaarijtu ay u adeegsan...
Madaxweynaha maamulka Somaliland oo si rasmi ah u furay imtixaanka Shahaadiga ah ee 2025
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta oo Sabti ah (21.06.2025) si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada...
Kalfadhigii lixaad ee labada Gole Baarlamaan oo beri la xirayo
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 22-ka Bisha June uu si rasmi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa ka qeyb galay shir deg deg ah oo isugu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii kaga qeybgalay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Shirka degdega ee ay...
Xuska toddobaadka xoriyadda oo si rasmi ah u bilowday
Waxa si rasmi ah guud ahaan dalka uga bilowday xuska maalmaha toddobaadka xoriyadda iyadoo dabaal degyadii ugu horeeyey shalay lagu qabtay degmooyinka gobolka Banaadir,dabaal...
Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa.
Waxaa halkaas si...
Guddoomiye Aadan madoobe: “Waxa nala haray waa midnimo la’aan taas ayaana ah caqabadda ugu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ku soo biiray maanta Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa bogaadiyay martida shirka, isaga...
25 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose
Ugu yaraan 25 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay howlgal qorsheysan oo ay ciidanka xoogga dalka iyo...
Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay dowladda
Ibraahim Nuur oo magaciisa afgarashadu yahay (Farxaan) kana tirsanaa kooxda argagixisada ayaa isku soo dhiibay laamaha amniga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.
Farxaan ayaa...










