Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo dalka Qatar kula kulmay wasiiradda arrimaha bulshada...
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa dalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegay inay guulo waa weyn ka gaareen siyaasadda arrimaha...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse oo shalay si rasmi ah u furay shirka Hannaanka...
Ra’iisul wasaare Xamze oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi.
Kulanka Ra’iisul Wasaaraha...
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi,...
Wasiirka warfaafinta XFS iyo wakiilka midowga Afrika oo faahfaahin ka bixiyey hawlgaladii ugu dambeeyey...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wakiilka Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef,oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda...
Shirka Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
Shirka Culimada Soomaaliyeed ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo galay maalintii saddexaad ayaa waxaa looga dooday doorka culimada kaga...
Cabdisalaan Hadliye oo ka hadlay ahmiyadda shirka Urur goboleedka AEC ee ka furmay muqdisho
Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho.
Danjire, Hadliye ayaa...
Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika oo maanta ka furmay Muqdisho
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane, Abshir Axmed Haruuse ayaa si rasmi ah u furay shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga Baahanyahay Soomaaliya ee ku biirista...
Toogasho ka dhacday magaalada Washington
Sida laga soo xigtay Booliiska Mareykanka 3 qof ayaa dhintay kadib toogasho toos ah oo ka dhacday magaalada Washington, taasi oo uu geeystay wiil...
Madaxda SoDMA oo kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka socday IHH ee Turkiga
Kulankan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed(SoDMA) waxaa looga hadlay sidii labada hay’addood si dhow ugu wada shaqeyn lahaayeen Arrimaha...










