Pakistaan:Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan Pervez Musharaf ayaa la sheegay in uu ku dhintay Cisbitaal ku yaalla magaalada Dubai, ka dib markii uu xanuunsanaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...
War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya
Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo geba gabeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, waxayna dhinacyadii shirkaas ka...
Wasiiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta ku qaabilay u...
Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...
Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta
Culumada Soomaaliyeed ayaa si midnimo leh ummadda Soomaaliyeed ugu soo bandhigay baadinimada kooxaha Khawaarijta ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay faafiyaan iyo garab...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo madaxa EUCAP-SOM oo ka wada hadlay daadejinta arrimaha...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma.
Labadda mas’uul ayaa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan mira dhal ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Mr. Akinwumi Adesina.
Wasiirka iyo...
Waxgaradka Gaalkacyo oo isku raacay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta
Kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay waxgaradka iyo Bulshada magaaladaas ku go’aamiyeen in ahmiyadda koowaad la siiyo howlgallada ka dhanka...
Guddoomiyaha Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga Adduunka
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga adduunka oo uu hoggaaminyay Mr. Harris Khan.
Labada mas’uul ayaa...










