Sawirrada

Shirka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada oo ka furmay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):'Waxaa si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmay Shirka daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan. Shirkan ayaa...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay Xubno ka tirsan Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku...

Madaxweynaha JFS oo Kulan doceed la qaatay Dhiggisa Dalka Seerbiya

0
Belgrade(Wargeyska Dalka)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan doceed barbar socday Shir-Madaxeedka Dalalka dhex-dhexaadka ah ee Magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha...

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA SERBIA

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Shalay gaaray Magaalada Belgrade ee Dalka...

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Dalka Serbia

0
Belgrade (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Shalay gaaray Magaalada Belgrade ee...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO QAABILAY ARDAYDA KAALIMAHA HORE KA GALAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA FASALKA 8-AAD

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Ardayda kaalimaha hore ka galay...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo Shacabka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta kormeeray Deegaanka Xaaji-Cabdi ee Degmada Gubadley, halkaas oo Maamulka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Safiirka Cusub ee Dowladda Aljeeriya u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dalka Aljeeriya...