Sawirrada

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha’  Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII) ...

Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay qaraxyadii khawaarijta

0
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo China

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay Shirka lixaad ee iskaashiga China iyo Afrika ee dhinaca warbaahinta...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Shacabka ugu baaqay in bixiyaan Canshuurta

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qaadista canshuurta Gadista ee loo yaqaan(VAT) Xildhibaanada qaar oo ka hadlay kulanka ayaa soo dhaweeyay...

20 ruux oo saaka u dhintay duqeymo ay fuliyeen Israel

0
Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa saaka lagu dilay guud ahaan bartamaha iyo koonfurta Marinka Qaza,kadib markii ay duqeeyeen Nuseirat, Maghazi, Khan Younis iyo...

Guddoomiyaha SODMA oo tababar u furay shaqaale ka tirsan waaxyaha kala duwan ee hay’adda

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Jamaacadda Cilmiga Caafimaadka ee ku dhextaalla Isbitaalka Digfeer waxa uu tababar uga furay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda oo dhawaan la baneeyay

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane...

Madasha Horumarinta Soomaaliya oo goordhow Muqdisho ka furmay

0
Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa ka furmay Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgalayaan wasiirro,xildhibaano iyo aqoonyahanno isaga kala yimid gudaha...

Waxaa Magaalada Accra ee dalka Ghana lagu soo gabo gabeeyay Shirka agaasimayaasha Furdooyinka Afrika...

0
Shirkan oo ahaa meertadii 8-aad ee agaasimayaasha Furdooyinka Afrika ayaa looga hadlay fududeynta Ganacsiga, wada shaqeynta Furdooyinka Afrika iyo hannaanka maareynta gaadiidka Transit-ka ku...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la qaatay madaxa UNDP ee Somaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya Mr. Lionel Laurens. Labada masuul ayaa ka wada hadlay...