MASKAX LA TUUJIYEY AYAA LAGU KALA TAGEY
Dhinaca dagaalka iyo difaaca, Aadane maskaxdiisa adeegsadey, ayaa sanadkii 1364 soo saarey qori ay xabadi ka dhaceyso, kaas oo waxba kama jiraan ka dhigey...
ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA
Islaamku wuxuu aabaha iyo hooyada ku waajibinayaa in ay u istaagaan barbaarinta ubadkooda oo ay lagama maarmaan tahay in ay ahaato barbaarin wanaagsan oo...
DUCADA WAALIDKA WAA FURAHA JANNADA
Bari baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...
AKHLAAQDA IYO XISHOODKA GABADHA MUSLIMKA AH
Ka hadalka Mowduucan ma ahan wax lagu soo koobi karo maqaal yar, waa mowduuc aad u ballaaran oo aan qoraal yar looga bogan karin,...
HAWEYNEY NINKEEDA KA XAREEYSAY ROOBKA IYADOON U QASDIN
Sheekadan aadka xiisaha u leh ayaa ah sheeko xiisa galin doonta aqristayaasheena Wargeyska Dalka oo aalaaba aan Ku soo gudbino sheekooyin xiisaleh oo Kala...
HIDDO, DHAQAN IYO ASAL RAAC
Marka aad maqasho hidde iyo dhaqan waa labo is dhashay waxaa weyn hiddaha oo dhaqanku wuxuu ka soo jeedaa hiddaha oo waxaa waalid ah...
LOWSKA MAXAA FAA’IIDO AH OO LAGA HELAA?
Lawsku wuxuu ka soo jeedaa Koonfurta Ameerika oo ah meeshii laga bilaabay in lagu cuno qiyaastii 8000 sano ka hor laakiin hadda waxaa uu...
YAA GANACSI AHAAN U KEENA SEEFTA IYO MINDIYAHA BOODDA?
Waxaa dalka la keenaa sifo ganacsi ahaan waxyaabo ay ka mid yihiin Seefo iyo Mindiyo oo noocoodu yahay kuwa booda, waxaa mindiyahaasi qatarta ah...
SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada
Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...
KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis .
Sidaa daraadeed...










