Maqaallada

QISADII NABI HUUD (CS) IYO CANAADKII REE CAAD MAXAA XIGAY? (QEYBTII 2-AAD)

0
Haddana Huud isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri:-                                                                                                       1- ma aragteen Eey ka Cararaayo Sayidkiisii (qofkii lahaa) oo uu aadaayo qof kale?                                                              2- ma...

SIDEE GAADIID LOO XUKUMAA HADDII WAX KALA HAGAABA JIRIN? MUQDISHOOY MAXAA TABEYSAA?

0
Horay iyo gadaalba dayay, meeshaad eegtaba waa ka dar oo dibi dhal, waddooyin ciriiri ah, gadiid nooc walba isugu jira, oo wada baxsanaya oo...

DIB MA LOO HOWL GELIN KARAA SHAQAALIHII FAYA DHOWRKA G/BANAADIR?

0
Shaqaalahaas waxay ahaayeen kuwo ku howlan ilaalinta tayada raashinka ganacsiga ceeriinka iyo midka bisil, waxay ku wareegi jireen maqaayadaha dukaamada, kuwaasoo isha ku hayn...

NABADDA AYAA ASAL U AH IN MAALGASHI LA HELO

0
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allaah Swt uu ku maneystay Dalkeenna Soomaaliya. Badda ugu xeebta dheer Afrika ayaa marta meelo badan oo...

21-KA FEBERAAYO WAA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFAFKA ADDUUNKA

0
Maalinta caalamiga ah ee 21-ka feberaayo waa maalinta afafka adduunka waana xusuus loola jeedo sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigalin ku saabsan kala duwanaanshaha xagga ...

ARGAGIXISADA YAA KU CAAWIYA FALDANBIYEEDYADA

0
Argagixisada al shabaab ayaa waxay inta badan  jiritaankooda  sii xoojinya oo halka ay hada joogaan soo gaadhsiiyay ganacsatada, ganacsatada ayaa ah kuwo inta badan...

ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA

0
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...

QUWAD IYO AWOOD WAXA LAGU HELAA WAA WADA JIRKA IYO IS KAASHIGA

0
Ummadi haddii ay waydo iskaashi iyo wadajir ma gaari karto horumar dhaqaale mid waxbarasho, waxaa kale oo meesha ka baxaya amniga iyo kala dambaynta ...

INTII LA DHIIRIGELIN LAHAA MIYAA LA DILAYAA? WARBIXIN

0
Dalka Soomaaliya waxay dhallinyarada ka yihiin 70% bulshada waana cududa ugu badan badan ee kaalin ka qaadan karta horumarka dalka Soomaaliya oo soo maray...

WIXII CAQLI LAHOOW KHAWAARIJ ISAGA SOO BAXA!!

0
Guud ahaan wahaabiyada iyo gaar ahaan kooxaha hubaysan ee ay Khawaarijta Ashabaab ka mid yihiin waxa ay bulshada soomaaliyeed u hayaan su’aalo badan, Waase haddii...