Maqaallada

Soomaaliya oo doonaysa inay burburiso Shabakadda Maalgelinta Al-Shabaab (WARBIXIN)

0
16-kii Janaayo, dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guul weyn. Ciidankeedu waxay xoreeyeen Xarardheere, oo ahayd xaruun ay Al-Shabaab ku lahaayeen Xeebta Badweynta Hindiya oo...

JACEYL IYO MASEYR MAXAA KALA HEYSTA

0
beri ayaa waxa jiray  qoys  reer baadiyo ahaa qoys kaas waxay ka koobnaayeen   wiil iyo aabihiis iyo hooyadiis waxayn ku noolaayeen meel cidlo ah...

KA GANACSIGA GUDNIINKA GABDHAHA

0
Gudniinka gabdhuhu waa hab-dhaqan soo jireen ah oo ay caan ku yihiin qaar ka mid ah bulshoyinka Afrikaanka oo ay ka mid tahay Soomaalida. Waa...

SOOMAALAAY KHEYRAAD LAGA BAAHAN YAHAY MA ARAGTEEN

0
Dalkeena Soomaaliya waxuu ka mid yahay dalalka Adduunka ugu kheyraadka badan, uguna wanaagsan dhanka Cimilada. wuxuu ku tiirsan yahay afar dhinac oo aad u baaxad-weyn,...

GABAL-DHICII KHAWAARIJTA

0
Tan iyo intii Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisadu ay soo saareen go’aannadii adkaa ee ku saabsanaa cuna-qabateynta khawaarijta, ayaa waxaa dhaqaalo...

DILALKA QORSHEYSAN EE KHAWAARIJTA WADDO MAAHAN INAY SII SOCDAAN

0
Dad badan oo Shacabka Soomaaliyeed ka mid ah, ayaa laga yaabaa in Magaca khawaarij uu ku cusub yahay oo aynaan horey u maqal haday...

AMNIGA CAASIMADDA IYO SIDII LOOGA DIFAACI LAHAA KHAWAARIIJTA

0
Waxaa mar walba habboon in la Feejignaado xilliyada dagaalladu ay ka jiraan dalka waayo khawaariijta waxay sameyn karaa waxa loo yaqaanno aarsi Sidoo kale, haddii...

MAXAAN ISKU KHILAAFAYNA?!.

0
Dadka Muslimiinta ah waxaa badan, waxyaabaha mideeyo, la isku raacsanyahy, laguna kala tagsanayn, wixii ka soo haro, waxa ay u badan yihiin waxa la...

MAXAA KA DHAXEEYA ISLAAMKA IYO FALAGGA?

0
Islaamku Masaadirtiisa saxiixa ah sida qur’aanka iyo sunada raacsan marna kama hor imaanin cilmiga iyo aqoonta dhab loo hubiyay ee aadanuhu ka gaaray sida...

DADKA MUSLIMIINTA AH BEEN MASHEEGAAN!

0
Beentu waa shay xaaraan ah, diinteena Islaamka ah waa ay reebtay sheegidda beenta waxaana si toos ah uga hadlay Quraanka Kariimka ah iyo Sunada...