Maqaallada

SHEEKADA DADKII UU HAL-ABUURKOODU DHIMASHADA U HORSEEDAY ( QEYBTII 2AAD)

0
Intaa ka wuxuu sanadkii 1696 naqshadeeyay nal weyn oo lagu calaamadiyo dhagaxyada khatarta ah ee badda ku dhex yaal, wuxuuna helay oggolaansho naqshadiisa oo...

GABADHII QOOBKA DAMEERAHA LAHAYD

0
Bari baa arday iskuul dhigata, oo gabdho iyo wiilal isugu jira waxaa iskuulkii laga soo daayay xilli casir gaaban ah. Iskuulku wuxuu ku yaallay meel...

WAXYAABAHA DALKEENA SOO SAARO MA HABOONA IN DIBADA LAGA KEENO.

0
Dalkeena Soomaaliya waa dalka hodan ah uu Alle SWT ku maneeystay nicmooyin farabadan oo ay ugu horeeyaan Xoolaha aan dhaqano, Tacabka Beeraha oo aan...

GANACSIGU WAA NOLOSHA BULSHADA

0
Ganacsiga xoolaha nool iyo kan dalagga beeraha ayaa si buuxda gobolada iyo degmooyinka uga socda iyadoo gaadiidka u kala goosha gobolada iyo degmooyinka ay...

MAXAAD KA TAQAAN DALKA BURKIINA FAASO?.

0
Jumhuuriyadda Burkina Faaso waa dal ay dadkiisu muslimiin u badan yihiin oo ku yaalla galbeedka Afrika, waxayna soohdin la wadaagtaa 6 dal oo kala...

DALAL QANI AH BALSE DADKOODU AY FAQRI YIHIIN!

0
Waxaa jira habab badan oo ay waddamada Afrika ku kordhin karaan dhaqaalahooda, hababkan kuwa ugu rajo weyn waxaa ka mid ah:- Maalgelinta waxbarashada: Waxbarashadu waa...

ISLAAMKA IYO UJEEDDADA QISAASTA IYO XAD OOFINTA. (QEYBTA 1-AAD)

0
Ujeeddada Islaamku ka leeyahay Qisaasta iyo Xuduudda waa  Cadaalad iyo in Aadanuhu ku kala badbaadaan, islamarkaana lagu ilaaliyo Nafta, Maalka iyo Sharafta qofka, taasoo...

ISLAAMKA IYO ARAGTIDA MAAREYNTA DHAQAALAHA DUNIDA (QEYBTA 1AAD)

0
Duniddu waxa ay soo martay marxalado kale duwan oo dhaqan dhaqaale oo marba waxa la tijaabinayay aragti cusub oo dhaqaalaha dunidu isticmaalo, midkastana waa...

WADADII ISKU FILNAANSHAHA AYAAN CAGTA SAARNAY.

0
Kor u qaadista dakhliga iyo la dagaallanka masuq-maasuqa waa tallaabo dhanka horumarka loo qaaday oo Dowladda Federaalka ku tallaabsatay, indhaha caalamka waxaa soo jeediyay...

FAA’IIDOOYINKA BARASHADA KULLIYADDA AFAFKA QALAAD.

0
Kulliyada afafka Waxaa lagu dersaa luuqadaha shisheeye ee kala duwan iyo suugaantooda, waxaa soo hoos galaya luuqadda Carabiga, Luuqadda Ingiriiska, luuqadaha reer yurub (...