Maqaallada

DALAGGA DALKEENA DEEQ NOOGU FILAN

0
Soomaaliya waxa ay leedahay dhul-beereed xadigiisa lagu qiyaasay 8.9 malyan oo hektar, taas oo dalkeena ka dhigaysa in uu leeyahay carro-san oo ku wanaagsan...

DOORASHO DADWEEENE IYO DOORKA SHACABKA

0
Africa intabadan waxaa ka dhaca is qab-qabsi doorasho oo mararka qaarkood ay sababaan dagaal sokeeya taasina waxa ay tahay faham la aanta democracy eek...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada London kaga soo qeybgaley shirka caalamiga ee ka hortagga...

ISLAAMKU WAA DHOWRAHA XUQUUQDA NAFLAYDA

0
Islaamku wuu kasoo horjeedaa mana ogola xad-gudub walboo lagula kaco ruux bani'aadam ah Muslim iyo Gaal midkuu doono ha ahaado e, islaamku wuxuu qof...

ISLAAMKU MA AHAN CIRIIRI CABURIYA DADKA

0
Islaamku wuu ka fog yahay ciriiriga, is caburinta iyo qofka in lagu qasbo waxa uusan rabin taa badelkeedana wuxuu aad udhiiri galinayaa ixtiramka iyo...

DANBIYADA IYO FAA’IIDOOYINKA TOWBAD KEENKA

0
Beeca xagga sharciga waa kala beddelasho laba shey si sharci ah. Beecu waa saddex shey oo kala ah: Beec shey ceyn xaadir ah beeciisu...

XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.

0
Barre ama Macalin waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo sidoo kale Gaarsiiya ummadda...

MAXAA HORTAAGAN IN LAGA HORTAGO GUBASHADA SUUQYADA SALDHIGGA U AH DHAQAALAHA SOOMAALIDA

0
Gawaarida ama baabuurta dabdamiska  iyo kuwa ambalaasta loo yaqaan waa kuwa u diyaarsan badbaadinta nafta iyo hantida dalka, qaranka iyo ummadda somaaliyeed waxay dowladda...

AMNIGA GOBOLKA BANAADIR OO U BAAHAN IN KOR LOO QAADO

0
Muwaadin Feejignoow xilliyada ay dagaalladu ka jiraan dalkaada iyo dadkaaga dhexdiisa , Mar haddii ay jiraan howgallo iyo dagaallo ka soconaya gobollada iyo degmooyinka ku...

DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO MARQAANKA

0
Dalka Soomaaliya waxaa marba marka kale ku soo badanaayo dadka isticmaala muqaadaraadka kala duwan ee dalka soo gala. Muqaadaraadka ayaa inta badan waxaa lagu iibiyaa...