Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay Mas’uul Sare oo QM ka...
Addis Ababa (Wargeyska Dalka): Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Mudane Claver...
Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo Dib-U-Dejin loo sameeyey
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XJFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Qaaradda Afrika
Addis Ababa (Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad Muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh oo wadahal Dhanka Teleefanka ah la yeeshay Amiirka Dalka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wadahadal miro dhal ah oo Khadka Taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda...
Wasiirka Gaashaandhiga ee XJFS Mudane Axmed M. Fiqi oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,...
Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo kala Saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan Iskaashiga Maareynta Arrimaha Socdaalka...
Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soo jeedinta Guddiyada Dastuurka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa Maanta si Rasmi ah u furmay Kulanka 17-aad ee Wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay Xildhibaannadu kaga doodayaan...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si Rasmi ah u furay Kulanka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Tanzania
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo...
Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo Shiraacday Dalka Turkiye.
Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo Howlgal sShidaal qodis ah ka sameyn...










