๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐ก๐ง๐ ๐ข๐ข ๐๐ ๐๐จ๐๐ ๐๐ฌ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐นl๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) ayaa kulan la qaatay ku simahaย Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen...
Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casriyeynta Caasimadda iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Tababar u furay Howl-wadeennada Warbaahinta Qaranka uga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafintaย Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tababar bille ah oo ku saabsan isku-dubaridka fariimaha ka dhanka ah Khawaarijta...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S/Guutoย Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar kuwaa oo Shalay Soo gaaray Magalada Muqdisho...
Wasiir kuxigeenka Cadaaladda XFS oo daahfuray Shir Wadatashi ah oo ku saabsan hannaanka Federaaleynta...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka xukuumadda JFS Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan oo uu weheliyo xoghayaha joogtada Wasaradda Mudane Feysal Aadan Xasan...
Tartamayaasha Ceeldheer oo tiigsaday Kaalinta 3-aad ee tartanka Ramadaanka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 10-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Ceeldheer,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Tartamayaasha Degmada Dhahar oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 14-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Tartamayaasha Xamarweyne oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Xamarweyne,halka kooxdii ku...
Madaxweyne Xasan oo abaalmarinno guddoonsiiyey Tartameyaasha kaalmaha hore ka galay Tartanka Qurโaanka JFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo...
Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 12-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...










