Horumarka Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga.

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga. Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay'adda Socdaalka Adduunka (IOM Somalia) Farantz...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf. Ra’iisul Wasaaraha...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
WarbixintaToddobaadlaha 1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Soomaalinad, sidoo kale Maxamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya mudane, Aadam Faarax...

Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliland oo la kulmay Xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay Soomaaliland

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikariim Huseen Guuleed, ayaa xalay kulan wadatashi ah la yeeshay qaar...

Wasiirka Arrimaha dibedda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Canada

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya , Abshir Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee ay...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba

0
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Maxamed Jaamac Haruuse oo maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Cuba...

Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir & WHO oo ka wada hadlay sare u qaadidda howlaha...

0
Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banadir Dr. Cabdirahman Axmed Maxamuud iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya oo kulan ka yeeshay horumarinta iyo...