Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqonaya Golaha Shacabka
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ay tanaasushay murashaxii ka...
Galmudug iyo Muqdisho oo maanta lagu dooranayo toban xildhibaan
Waxaa maanta oo Khamiis ah ka billowday magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb doorashada qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Xildhibaanada maanta la doortay iyo magacyadooda.
Doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo maanta ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa waxaa ku soo baxay ilaa 9 mudane...
Tirada kuraasta xildhibaanada maanta la dooran doono
Doorashada shan kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda gobolada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka dhacaysa hoolka Dugsiga tababarka ciidanka booliiska...
Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda umadda ee kuliyadda qanuunka oo Kulan casho sharafeed ah qabsaday
Munaasabad casho Sharafeed ah oo ay u sameeyeen ardeyda kuliyada Qaanuunka ee dufcada B6 Maamulka iyo macalimiinta Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed ayaa si qurux badan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Arbaco ahayd magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Kalfadhiga 40-aad...
Shir looga hadlayay qorshaha ay ciidanka xoogga kula wareegi lahaayeen amaanka dalka oo lagu...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga, Maxamuud Cabdi Xasan iyo safiirka dowladda Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka...
Saadiq Joon oo loo doortay kursi xildhibaanimo
Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaano Saadiq Joon ayaa ku soo baxay kursiga tirsigiisu tahay #HoP 248 kaas oo doorashadiisu ka dhacday Dhuusamareeb, Saadaq...
Doorashooyinka maanta ee Muqdisho iyo Dhuusamareeb
Waxaa maanta oo Khamiis ah dhacaya Doorashada ilaa iyo todobo kursi oo Golaha Shacabka ah kuwaasoo lagu kala dooran doono magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Sadex...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo ka socota Muqdisho iyo Baydhaba
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, waxaana ilaa...