Horumarka Dalka

Waddooyinka Muqdisho oo si casri ah loo dhisayo

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta kormeeray waddada Buundooyinka oo isku xirta degmooyinka Xamar Jajab iyo...

Soomaaliya iyo Pakistaan oo ka wada hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal

0
Jeddah,(Wargeyska Dalka):-  Intii uu socday Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi-Bari oo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas. Guddiga cusub ee doorashada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha...

Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar

0
Jowhar (Wargeyska Dalka) –Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda...

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda oo uu...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ashkir, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u ambabaxay dalka Shiinaha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb gali doono Shirka...

Wasaaradda Waxbarashada oo galabta Shaacineyso Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay galabta shaacineysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025. Wasiirka Waxbarashada...

Minister of Education arrives in Jowhar with delegation

0
Jowhar, (DalkaJournal) — A delegation led by the Federal Minister of Education, H.E. Faarah Sheikh Abdulkadir, accompanied by state ministers of education and the...