Magaalooyin ka tirsan Galmudug oo laga hirgelinayo Leyrarka ku shaqeeya cadceedda
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo biyaha dowlad goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa degmada Gelllinsoor ka dhagax dhigay mashruuc leyrarka kushaqeeya cad-ceedda looga hirgelinayo magaalooyin...
Soomaaliya iyo Norway oo iska kaashanaya mashruuc biya xireen ah ka hirgelinaya Beledweyne
Wasiirrada qorsheynta iyo biyaha ee dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda qorsheyta XFS iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa si wadajir...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay Sugida Amniga Degmada Wadajir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Wadajir kaga qayb galay kulan looga hadalayay Amniga iyo...
Madaxweyanah Maamul Gobaleedka Hirshabeele oo saxiixday Miisaniyadada 2022.
Madaxweyanah Maamul gobaleed Hirshabeele Mudane, Cali Guudlaawe Xusseen oo saxiixay miisaaniyadda Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ee sanadka 2022 oo hore uu u ansixiyey Golaha Wasiirada,...
Taariikh nololeeedkii Saxaabigii weynaa ee Al-Baraa Binu Maalik
Baraa Bin Maalik wuxuu ahaa saxaabi geesi soomajeestaan ah, Ammiirul-mu'miniim Cumar Binu Khadaab (RC) wuxuu yiri: ”Baraa Madax ha ugu dhigina mid ka mid ah Ciidamada...
Xuska Maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho Ilayskadalka-Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la’aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.
Munaasabadda oo ay si wadajir ah u soo...